AKHRISO: Liiska Magacyada Wasiirada cusub ee Xukuumadda Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya

Madaxweynaha cusub ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa soo dhisay xukuumadiisa oo ka kooban 25 wasiir iyo laba Maareye, waxaana ka dhex muuqda qurbe joog fara badanoo degankaasi kasoo jeeday.

Golaha cusub ayay maanta ansixiyeen Baarlamaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, waxaan gebi ahaan meesha ka maqan xubnihii hore u tirsanaa maamulkii hore ee Cabdi Iley, iyadoo madaxweyne Mustafe Cumar Cagjar uu si rasmi ah shaqadiisa u bilaabo doono.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA

Ad

1- Madaxweynaha DDSI Mudane Mustafe Muxumed Cumar

2- Madaxweyne Ku/xigeen Mudane Aadan Farax Ibrahim

3 -Wasiirka Biyaha Mudane Bashiir Shaafi

- Advertisement -

4 -Wasiirka Maaliyadda Mudane Bashir Dubad

5 -Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xasan Dhaadhi

6 -Wasiirka Waxbarashada C/laahi Maxamed Muuse

7 -Wasiirka Caafimaadka Dr Yusuf Maxamed

- Advertisement -

9 -Wasiirka Beeraha  Mudane C/qaadir iimaan

10 -Wasiirka Howlaha Guud Mudane C/fatax Sh Biixi

11 -Wasiirka Ganacsiga Mudane C/raxan Axmed Xasan

12 -Wasiirka Ka-hortaga Masiibooyinka Mudane Maxamed Cabdi

13 -Wasiirka Qurbajoogta Muadne Xabiib Xaaji

14 -Wasiirka Xeer-ilaalinta Mudane C/wali Jamac Ibrahim

15 -Wasiirka Xoolo Dhaqatada Eng Maxamed Shaale Isaaq

16 -Wasiirka Cadaalada Mudane Mubaarak Sh Cumar

17 -Wasiirka Shaqada Iyo Shaqaalaha MudaneXasan Aadan

18 -Wasiirka Haweenka Marwo Ayaan Cabdi Shukri

19 -Wasiirka Warfaafinta Guuled Aw Cali

20 -Wasiirka TVET Mudane C/raxmaan Liid Daahir

21 -Wasiirka Dooxooyinka Mudane Axmed Deeq Maxamed

22 -Wasiirka Sayniska Mudane Axmed Naaji

23 -Wasiirka Dhaqanka, Dalxiiska Mudane Ilyaas Abiib

24  -Wasiirka Macdanta, Tamarta Mudane Lade C/wali

25 -Wasiirka Dhalinyarada Mudane Xasan Faarax Cali

26 -Maareeyaha Wakaalada, Jidadka  Sacaada Giire

27 -Maareeyaha Wakaalada, Dakhliga Mudane C/laahi Cabdi

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

Exit mobile version